home All News open_in_new Full Article

Markab shidaal waday oo ku wajahnaa Imaaraatka Carabta oo ku gubtay meel ku dhow biyaha Soomaaliya

Markab shidaal oo watay calanka Jasiiradda Marshall Islands, laguna magacaabo Invictus, ayaa dab ku qabsadayย  gudaha Badweynta Hindiya isagoo marayay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya isagoo ku sii jeeday Fujairah ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegeen hayโ€™adaha badaha. Dabka ayaa ka kacay qeybta matoorka markabka fiidnimadii Abriil 22, waxaana markabka uu ku xanibmay … The post Markab shidaal waday oo ku wajahnaa Imaaraatka Carabta oo ku gubtay meel ku dhow biyaha Soomaaliya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 98814374
Add Watch Country

arrow_drop_down