home All News open_in_new Full Article

Puntland oo diiday inay ka hadasho eedeymo la xiriira in Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar magaalada Boosaaso

Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho eedeymo la xiriira in dowladda Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar Israa’iili ah magaalada Boosaaso. Sida uu qoray middleeasteye, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdinuur, oo ay la xiriireen si wax looga weydiiyo arrintan, ayaa halkii uu ka bixin lahaa jawaab ku saabsan arrintan u diray sawirro majaajillo ah … The post Puntland oo diiday inay ka hadasho eedeymo la xiriira in Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar magaalada Boosaaso appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3676192379
Add Watch Country

arrow_drop_down