home All News open_in_new Full Article

Puntland oo ka hortimid qorshe dowladda Soomaaliya ku midaynayso diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah

Maamulka Puntland ayaa si cad uga horyimid qorshe lagu mideynayo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs) ee dalka, kaddib wada-hadallo dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Diiwaangelinta Qaranka (NIRA). War-saxafadeed kasoo baxay wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Puntland ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi tahay mid dhaawaceysa nidaamka federaalka, islamarkaana baalmaraysa awoodaha dastuuriga ah ee … The post Puntland oo ka hortimid qorshe dowladda Soomaaliya ku midaynayso diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3226440762
Add Watch Country

arrow_drop_down