Ururrada Siyaasadda ee ka jira deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray bayaanno ay ku garab istaageen doorka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee difaaca midnimada iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo Xukuumadda ku boggaadiyey qaraarkii ay ku laashay heshiisyadii ka dhaxeeyey Soomaaliya iyo Imaaraadka, si loo difaaco madax-banaanida dalka. Other
Maamulada Jubbaland iyo Somaliland ayaa siweyn uga soo horjeestey go’aankii golaha wasiirada Somalia ku laaleen dhammaan… Other
Dowladda Puntland ayaa tallaabo sharci darro ah oo aan wax saamayn ah ku yeelan doonin ku… Other
Madaxweynihii hore ee Somalia Xildhibaan Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa bartiisa Facebook wuxuu ku muujiyay taagero uu u muujiyay go’aanka Dowlada Somalia ay xiriirka ugu jartay Dowlada Imaaraadka xili Golaha Wasiirada Somalia goor dhaw ku dhawaaqeen in burburiyeen dhamana heshiisyadii hore loola galay Imaaraadka oo ay ku jiraan heshiisyada ay ku joogaan Dekadaha Berbera iyo Boosaaso. […] Other
Xildhibaan C/laahi Muuse Sanyare oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana deegaan doorashadiisu tahay Puntland ayaa qoraal uu baraha bulshada soo geliyay wuxuu si weyn uga hor yimid go’aanka Wasiirada Somalia goor dhaweyd ku shaaciyeen inay burburiyeen dhamaan heshiiyadii hore Dowlada Somalia ula gashay Dalka Imaaraadka Carabta, sidoo kalana xiriirka loogu jaray. Qoraalka Xildhibaan san-yare oo […] Other
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in shirka Golaha Wasiirada Maanta looga dhawaaqi doono xil ka qaadis ay ku sameyn doonaan qaar ka mid ah masuuliyiinta Dowlada oo uu ka mid yahay Taliyaha Milateriga Somalia Odawaa Yuusuf Raage. Isbadalada maanta la hadal hayo inay sameeyaan Wasiirada waxaa sidoo kale ku jira in isna xilka […] Other
Xildhibaanada iyo Wasiirada ku metala Dawlada Somalia Maamulada Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo Gobolka Awdal ayaa maanta wada-jir u muujiyay mowqifkooda iyo dareenkooda ay ku garab istaagan yihiin dawladda Soomaaliya iyo ilaalinta midnimada Dalka. Masuuliyiintaan waxay ka horyimaadeen damaca israa’iil ee kala jarista Somaliweyn iyo waxay ku sheegeen aqoonsiga Somaliland, Other
Dagaal culus oo aan waxba la isu reeban ayaa caawa Ka dhex qarxay Wasiirada Soomaaliya kaasoo baraha bulshada la isu adeegsanayo qoraalo iska soo daba dhacaya oo qaarkood la isku aflagaadeeyay. Dagaalka wuxuu ka dhaahay markii Ra’iisulwasaare xigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac’Wasiir Maareeye iyo xubnaha kale ee Dowlada Somalia ku matala Gobolada Somaliland maanta eedeyn […] Other
MUQDISHO(DAYNILE.COM)-Dagaal culus oo aan waxba la isu reeban ayaa caawa Ka dhex qarxay Wasiirada Soomaaliya kaasoo baraha bulshada la isu adeegsanayo qoraalo iska soo daba dhacaya.. Dagaalka ayaa qarxay kadib marki wasiirada,Xildhibaanada iyo hay’adaha kale ee Dowlada Somalia ku matala Gobolada waqooyi ay maanta Muqdisho ku qabteen shir jaraa-id iyagoona eedeyn u jeediyay Madaxda Dowlada. […] Other
Warar hoose oo ka soo baxaya kulanka u socda Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya inay jawaab ka bixiyeen talaabada Israa’iil iyagoona ku tilmaamay qiyaano qaran,waxaana shir gudoominayay Ra’iisulwasaare Xamza. Xukuumada Somalia ayaa sheegtay in Israa’iil iyaduba aqoonsi ahaysan islamarkaana aysan awood u lahayn inay aqoonsato Maamulka Somaliland. Sidoo kale Dowlada Somalia ayaa soo hadal […] Other