home All News open_in_new Full Article

Puntland oo sheegtay inay ka hortagtay weerar kooxda Daacish kusoo qaadday ciidamadeeda

Ciidamada difaaca Puntland ayaa la sheegay inay iska caabiyeen weerar habeenkii xalay ay kooxda Daacish ku qaadday fariisin ciidan oo ku yaalla deegaanka Dasaan, oo kamid ah meelihii dhowaan laga xoreeyay kooxdaasi. Saraakiil ka tirsan ciidanka amniga Puntland ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in laamaha amnigu ay hayeen xog ku saabsan weerarka Daacish, taas oo suuragelisay … The post Puntland oo sheegtay inay ka hortagtay weerar kooxda Daacish kusoo qaadday ciidamadeeda appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 14 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2185297401
Add Watch Country

arrow_drop_down