home All News open_in_new Full Article

Ra’iisul wasaare Xamze oo Safiirka Qatar kala hadlay kaalintooda sugida amniga dalka

May 12(Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sidii dowladda […]


today 6 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3638959899
Add Watch Country

arrow_drop_down