home All News open_in_new Full Article

Sacuudi Carabiya oo si kumeelgaar ah u joojisay fiisayaasha Xajka muwaadiniinta 14 dal oo Soomaaliya ku jirto

Kahor Xajka 2025, Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kumeelgaar ah u mamnuucday bixinta fiisayaasha muwaadiniinta kasoo jeeda 14 dal oo ay kamid yihiin: Iiraan, Nigeria, Itoobiya, Soomaaliya, Koongo, Liibiya iyo Suudaan. Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo ammaanka iyo maaraynta tirada dadka ee mid ka mid ah isu-imaadyada diimeed ee ugu weyn … The post Sacuudi Carabiya oo si kumeelgaar ah u joojisay fiisayaasha Xajka muwaadiniinta 14 dal oo Soomaaliya ku jirto appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 58 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1492434672
Add Watch Country

arrow_drop_down