home All News open_in_new Full Article

Shiinaha oo wacad ku maray inuu dagaal adag la geli doono canshuuraha Trump

Shiinaha ayaa si adag uga jawaabay hanjabaaddii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ahayd in uu Beijing soo rogi doono canshuur dheeri ah oo 50% ah haddii aanay ka noqon cashuurta aargoosiga ah ee ay ku dhawaaqday Talaadadii. Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa sheegtay in aanay marnaba aqbali doonin waxa ay ugu yeedhay “nooca baad ah … The post Shiinaha oo wacad ku maray inuu dagaal adag la geli doono canshuuraha Trump appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2904167961
Add Watch Country

arrow_drop_down