home All News open_in_new Full Article

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada buuraha Yasooman iyo Abooreey

YASOOMAN (DAYNIILE.COM)-Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xooga iyo kuwa deegaanku isla qaadeen duulaan ka dhan ah dagaalamayaal alshabaab ka tirsan oo ku sugnaa buuraha Yasooman iyo Abooreey. Dagaalka oo ahaa howlgal qorsheysan ayay ciidamada isbahaysanaya waxay ka fuliyeen goob ay dib isugu abaabulayeen Alshabaab maalmihii ugu dambeeyay […]


today 2 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 768217895
Add Watch Country

arrow_drop_down