home All News open_in_new Full Article

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay in aanay Somaliland ogolaan doonin in ay dhex gasho arrimaha ka taagan Bariga dhexe

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Bakaal oo waraysi siiyey warbaahinta Daily Euro Times ayaa sheegay in aanay Somaliland ogolaan doonin in ay dhex gasho arrimaha ka taagan Bariga dhexe gaar ahaanna in ay qayb ka noqoto xiisadda ka taagan marinka Qasa iyo qorshaha la doonayo in lagu soo barakiciyo dadka halkaas ku dhaqan. Wasiirka … The post Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay in aanay Somaliland ogolaan doonin in ay dhex gasho arrimaha ka taagan Bariga dhexe appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 57 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1696950391
Add Watch Country

arrow_drop_down