home All News open_in_new Full Article

Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw ka hadlay geerida Gen.Sheegoow

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw war ka soo saaray geerida galabta ku timid Gen.Sheegoow Axmed Cali oo ku dhintay isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho. Qoraal uu xassan Cali Kheyre soo saaray ayaa sidan u qornaa:- INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waa maalin kale oo aan weynay sarkaal qiima badan […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2614076305
Add Watch Country

arrow_drop_down