home All News open_in_new Full Article

Dowlada oo ka hadashay geerida Gen.Sheegoow iyo sababta keentay

Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay geerida shalay galab ku timid Gen.Sheegoow Maxamed Cali oo ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka hadlay wuxuuna sheegay in sarkaalkaasi ka tirsanaan jirey ciidamada Xooga Somalia uu u geeriyooday cudurka Cagaarshowga oo maalmihii ugu dambeeyay laga daweynayay […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1650288712
Add Watch Country

arrow_drop_down