home All News open_in_new Full Article

Xildhibaan Yaasiin Fareey oo Ciidanada Dowlada ku bogaadiyay sidey u xakameeyeen weerarka Alshabaab

Xildhibaan Yaasiin Fareey oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarka Alshabaab ee Xabsiga Godka Jilacow isagoona ciidamada qaranka bogaadiyay. Qoraal uu xildhibaanka soo geliyay bartiisa Facebook ayaa sidan u qorneyd:- Waxaan boggaadinayaa sida geesinimada leh ee Ciidamada Qaranku u xakamayeen weerarka naflacaariga argagixisadu ku qaaday afaafka hore ee Taliska Gan, Jilacoow. Khawaarijta […]


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2796694840
Add Watch Country

arrow_drop_down