home All News open_in_new Full Article

Dhimashadii ugu horreysay oo ka dhalatay furuqa daanyeerka ee Itoobiya

Wasaaradda caafimaadka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday geerida hal qof oo dalkaasi ugu dhintay xanuunka furuqa daanyeerka, tan oo tirada kiisaska ka dhigeysa lix. Wasaaradda ayaa dhowaan shaacisay in xanuunka lagu arkay magaalada Mooyaale oo xad la leh Kenya. Labada kiis ee ugu horreeyay ayaa halkaas lagu arkay waxayna ahaayeen hooyo iyo ilmo 21 maalmood dhallanaa. … The post Dhimashadii ugu horreysay oo ka dhalatay furuqa daanyeerka ee Itoobiya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1932427368
Add Watch Country

arrow_drop_down