home All News open_in_new Full Article

Dowlada oo ku dhawaaqday inay xireyso garoonka diyaaradaha maalmaha doorashooyinka

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Khamiista ay la xiro doono garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, maadaama 25-ka bishaan ay dhici doonto doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Talaabadaan ayaa daba socota go’aan dhawaan Dowladu gaartay oo ahaa in guud ahaan iskuulada iyo shaqooyinka Dowlada la xanibo si jaanis loo siiyo dadka doorashada tooska ah […]


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3644489901
Add Watch Country

arrow_drop_down