home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ONLF ku tilmaamay koox macangag ah oo dulqaad yar

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), oo ka jawaabay dhalliilaha waxqabad la’aanta ee uga yimaada ONLF, ayaa sheegay inay dadaalayaan intii karaankooda ah. Waxa uu sheegay in isla-xisaabtanka nidaamka dowliga ahi uu ku salaysan yahay qiimeyn qorsheysan oo salka ku haysa awoodda ama miisaaniyadda la heli karo, balse aanu ahayn in waxqabadka xukuumadda … The post Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ONLF ku tilmaamay koox macangag ah oo dulqaad yar appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4018916095
Add Watch Country

arrow_drop_down