Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay TV-ga Al Masirah ee xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta Yemen. Dhinaca kale, Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa sheegay inay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo Xuuthiyiinta tan iyo bartamihii bishii Maarso. Telefishinka Al Masirah ayaa sheegay in duqeynta ay … The post Mareykanka oo duqeyay deegaanno Xuutiyiinta Yemen iyo faahfaahin ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.