home All News open_in_new Full Article

Milateriga Somalia oo howlgal ka fuliyay inta u dhaxeysa Xudur iyo tuulada Ceel

Milateriga Somalia gaar ahaan Guutada 9-aad ayaa maanta howlgal ka fuliyay wadada isku xirta Magaalada Xudur iyo deegaanka Ceel-Garas oo dhanka bari kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool qiyaastii 40km. Ujeedka howlgalka ayay saraakiishu ku sheegeen mid lagu xaqiijinayay amniga dadka iyo gaadiidka isaga dhex gooshaya Xudur iyo ceel-garas. Sarkaalka Xasan Cali Nuur oo […]


today 61 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1487028337
Add Watch Country

arrow_drop_down