home All News open_in_new Full Article

Milateriga Somalia oo Magaalada Walaweyn ku toogtay mid ka mid ah eedeysanayaal Maxkamada Ciidamadu hore dil ugu xukuntay

WALA-WEYN (DAYNIILE.COM)-Milateriga Somalia ayaa xalay deegaanka Haakow oo hoostaga Magaalada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose waxay ku toogteen mid ka mid ah eedeysanayaal Maxkamada Ciidamada qalabka sida hore dil ugu xukuntay kaasoo magaciisa lagu sheegay Yuusuf Aadan Xuseen (Suuley). Suuleey Allaha u naxariistee iyo eedeysanayaal kale oo uu ka mid yahayFu’aad Axmed Maxamed (Duqow) ayaa […]


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2294169000
Add Watch Country

arrow_drop_down