home All News open_in_new Full Article

Taliska Ciidamada Midowga Afrika oo ka kulmay xoojinta howlgalka xasilinta Soomaaliya

Wufuud iyo masuuliyiin sarsare oo ka kala socda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa shalay isugu yimid magaalada Kampala shir heerkiisu sareeyo, iyaga oo u diyaar garoobaya shir madaxeedka qiimaynta dadaallada socda iyo dejinta jihada istaraatiijiga ah ee nabadda iyo xasilloonida … The post Taliska Ciidamada Midowga Afrika oo ka kulmay xoojinta howlgalka xasilinta Soomaaliya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3423655852
Add Watch Country

arrow_drop_down