home All News open_in_new Full Article

Khasaare ka dhashay rasaas ay ciidamada Dowladu ku fureen gaari shacab

AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska Somalia rasaas ku fureen gaari shacab oo xamar ku soo socday . Gaarigaan ayaa la soo sheegayaa inay ciidamadu weydiisteen lacag baad ah gaar ahaan kuwa koontarolka afgooye ku sugan balse markii uu ka dhaga adeygay ay rasaas hoos ugu […]


today 24 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 528692045
Add Watch Country

arrow_drop_down