Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi-Barre ayaa qoraalo ay siyaabo kala duwan usoo saareen waxay uga tacsiyeeyeen si isku mid ah geerida ku timid Allaha u naxariistee Janaraal Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar (Madaale). Qoraalada masuuliyiinta ayaa sidan u qornaa:- Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuunMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud […]