home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee ๐๐”๐”๐‘๐€๐‹ ๐‡๐”๐ƒ๐€๐€ (๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐‘๐ฎ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฒ๐ž )

Madaxweynuhu waxa uu u mahad naqay cid kasta oo gacan ka geysatay (xoolo, xoog iyo xikmadba) dhismaha iyo dhammaystirka Masaajidka Nuural Hudaa. Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay ay mudnaan gaar ah siinayso quwaynta Diinteenna Suuban, Nabad ku wada noolaanshaha bulshada JSL iyo wadajirka ummadda.   The post Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee ๐๐”๐”๐‘๐€๐‹ ๐‡๐”๐ƒ๐€๐€ (๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐‘๐ฎ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฒ๐ž ) appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 38 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1359012634
Add Watch Country

arrow_drop_down