MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilan wakiilka cusub ee howlgalka AUSSOM ayaa la sheegay inuu si kulul ula hadlay intii ay ka wada hadlayeen xaalada Somalia iyo xiriirka labada dhinac nuuca uu noqonayo. Madaxweyne Xassan ayaa la sheegay inuu Wakiilka cusub ee AUSSOM Adebayo Kareem dhagihiisa ku dhibciyay inuusan marna ka aqbali doonin wax […]