home All News open_in_new Full Article

Raysl Wasaare Xamsa iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka wada hadlay dagaalka AS iyo doorka hawlgalka cusub ee AUSSOM

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf, isaga oo maanta booqasho shaqo ku soo gaaray Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta u dhaxeysa Midowga Afrika... The post Raysl Wasaare Xamsa iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka wada hadlay dagaalka AS iyo doorka hawlgalka cusub ee AUSSOM appeared first on Borama News Network.


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3518119296
Add Watch Country

arrow_drop_down