home All News open_in_new Full Article

Faahfaahin dheeraad ah oo ka so baxaysa duqeymo khasaare badan gaystay oo Qasa ka dhacay

Tirada dhimashada duqeymaha ay Israa’iil ka geysatay marinka Qasa, ayaa gaartay 56, oo ay ku jiraan 39 qof oo ku dhintay Qasa, iyo waqooyiga Marinka Gaza, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Falastiin ee WAFA. Wakaaladda ayaa intaa ku dartay in ciidamada Israa’iil ay duqaymo xagga cirka ah ku qaadeen guri ay degganaayeen dad barakacayaal ah … The post Faahfaahin dheeraad ah oo ka so baxaysa duqeymo khasaare badan gaystay oo Qasa ka dhacay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3699970437
Add Watch Country

arrow_drop_down