home All News open_in_new Full Article

Guddoomiye Aaden Madoobe oo u safray Algeria xilli xaaladda baarlamaanka Soomaaliya aaney degganeyn

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u safray dalka Algeria, halkaas uu uga qeyb geli doono shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalmaha soo aadden ka furmaya halkaa. Aaden Madoobe ayaa safarkiisu imaanayaa xilli xaaladda baarlamaanka Soomaaliya aaney fadhin oo kulankii shalay uu hareeyay buuq iyo gacan ka hadal. … The post Guddoomiye Aaden Madoobe oo u safray Algeria xilli xaaladda baarlamaanka Soomaaliya aaney degganeyn appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 38 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1288893124
Add Watch Country

arrow_drop_down