home All News open_in_new Full Article

Al shabaab oo baahisay muwaadiniin Kuuriyada Koonfureed u dhashay oo dalbanaya in Dowladoodi ay badbaadiso

Sagaal bilood kadib af-duub loogu geystay magaalada Mooyaale ee gobolka Marsabit ee Kenya labo muwaadin oo u dhashay dalka Kuuriyada Koonfureed, ayaa waxay kasoo muuqdeen muuqaal cusub oo muujinaya labadan qof oo nool balse ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya. Muuqaalkan oo lagu baahiyay baraha Bulshada Isniin, Abriil 28, ayaa waxaa kasoo muuqday samafale David Ian Lee … The post Al shabaab oo baahisay muwaadiniin Kuuriyada Koonfureed u dhashay oo dalbanaya in Dowladoodi ay badbaadiso appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 26 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 796089706
Add Watch Country

arrow_drop_down