home All News open_in_new Full Article

In ka badan 20 dhalinyaro Soomaali ah oo ku geeriyootay Badda u dhaxaysa Spain iyo Algeria

Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhallinyaro da’yar ah ayaa ku geeriyootay badda Mediterranean-ka, kuwaas rajo ka qabay iney gaareen Jaziiradda Palma ee dalka Spain. Dhalinyaradaan tahriibka ahaa ayaa ka ambabaxay dalka Algeria, waxaana lasoo wariyay iney u geeriyoodeen gaajo iyo haraad, kadib markii doontii yareyd oo … The post In ka badan 20 dhalinyaro Soomaali ah oo ku geeriyootay Badda u dhaxaysa Spain iyo Algeria appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3436368363
Add Watch Country

arrow_drop_down