home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, waxana laga wada hadlay hab-sami-u-socodka hawlaha muhiimka ah ee ay KDQ u hayaan Qaranka. Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha KDQ ku bogaadiyey qaabka ay u maamuleen una suurto geliyeen qabsoomidda doorashooyinkii isku sidkanaa (Madaxtooyada iyo tii … The post Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 33 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2287713756
Add Watch Country

arrow_drop_down