home All News open_in_new Full Article

Ururka SOMA Oo Dedafeeyey Guddi La Sheegay inay Metelayaan Saxaafadda Dalka Oo Kulamo La Yeeshay Madaxtooyada Somaliland Iyo Dareenada Ku Xeeran.

“Ururka SOMA, waxa uu caddeynayaa in aanu qayb ka ahayn kulammada Madaxtooyadda Somaliland iyo Guddida la sheegay inay Saxaafadda ku metelayaan” Ururka SOMA. Hargeysa(#):Ururka Warbaahinta Online-ka ah ee Somaliland Online Media Association (SOMA), ayaa shaaca ka qaaday inuu dedafeeyey Guddi la sheegay inay metelayaan Saxaafadda dalka oo kulamo iyo xidhiidho qorsheysan la yeeshay madaxtooyada Somaliland. … The post Ururka SOMA Oo Dedafeeyey Guddi La Sheegay inay Metelayaan Saxaafadda Dalka Oo Kulamo La Yeeshay Madaxtooyada Somaliland Iyo Dareenada Ku Xeeran. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 24 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 676259603
Add Watch Country

arrow_drop_down