LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)- Wasiirka Amniga Somalia C/laahi Sh.Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Booliiska Asad Cusmaan C/laahi ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka Booliiska SSC-Khaatumo ee Magaalada Laascaanood. Booqashadaan oo ahayd mid shaqo ayay kula kulmeen masuuliyiin sida Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska Maamulka Khaatumo. Ibraahim Jaamac oo ah Wasiirka Amniga Khaatumo iyo Taliyaha Boliiska SSC-Khaatumo Sareeye Guuto Siyaad […]