home All News open_in_new Full Article

Howlgal ay fuliyeen Milateriga Somalia oo ay Alshabaab kaga saareen deegaano hoos taga Xudur

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaannada Moore, Hagar, Abal, iyo Madooda, kuwaasoo 25km dhanka koonfur bari kaga beegan magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Geesiyaahsha xoogga dalak ayaa si nabad ah gudaha ugu galay deegaanka Moore-Hagar, halkaas oo kooxda taagta daran ee Khawaarijta ay […]


today 44 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 260800889
Add Watch Country

arrow_drop_down