home All News open_in_new Full Article

Jubbaland: Go’aannadii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran nama quseeyaan

Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka  khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qodobadii shirka kasoo baxay ku tilmaamay kuwo aan waxba soo kordhinayn, islamarkaana aan waxba ka beddeli karin xaaladda Jubbaland. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa … The post Jubbaland: Go’aannadii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran nama quseeyaan appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 54 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2230984844
Add Watch Country

arrow_drop_down