home All News open_in_new Full Article

Wasiirka Amniga Uganda “Alshabaab waxay rabaan inay qabsadaan xarumaha muhiimka ah”

KAMPALA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Difaaca dalka Uganda Hon. Jacob Marksons Oboth oo hadalo ka jeedinayay shirka dalalka ciidamada usoo diraya Somalia oo shalay ku qabsoomay Magaalada Kampala ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalada Somalia ka socda. Jacob Marksons Oboth wuxuu sheegay in kooxda Alshabaab ay wadaan dhul balaarsi sidaas daraadeedna ay tahay in la xoojiyo ciidamada […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3165674353
Add Watch Country

arrow_drop_down