home All News open_in_new Full Article

Xuutiyiinta oo ka hadashay weerar ay ka fuliyeen gudaha Israa’iil

SANCA (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka howgalada Xuutiyiinta Yemen ayaa saaka warbaahinta dunida u sheegay inay weerar guuleystay ku qaadeen saldhigyo ay ka bartilmaameedsadeen gudaha Israa’iil. Af-hayeenka wuxuu shaaciyay inay gantaalo ballistic ah ku garaaceen lana heleen Saldhigga diyaaradaha ee Ramat David Air Base ee bariga Haifa islamarkaana ay ku guuleysteen ujeedkooda. Sarkaalkaan wuxuu intaasi ku daray in nidaamka […]


today 29 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3299036975
Add Watch Country

arrow_drop_down